User:Banadircommunity
Wax Kabaro Beelweynta Soomaaliyeed Ee Banaadiriga Ama Reer Xamarka.
Banaadiriga Waa Beelaha Ugu Faca Weyn Beelaha Soomaaliyeed, Waana Dad Isugu Jira Dad Asal Soomali Iyo Carab Oo Isku Tagey, Waxeyna Ka Koobanyihiin Qabiila Badan Oo Gaaraya Ilaa 50. Dhoor Gobal Ayee Soomaali Ka Dagaan sida: Shabeelada Hoose Marko, Baraawe , Afgooye iyo Baydhaba Iyo Jubada Hoose Iyo Jubada Sare iyo Caasimada Dalka Oo ba magacooda Wata Xamar Ama Banaadir Waxeyna Ka Dagaan Inta Badan Degmooyinka Asalka Ah Sida:
- Xamarweyne
- Shangaani
- Xmaarjabjab
- Boondheere
- Waabari
- Shibis
- Cabdiaziiz
Iyo Degmooyinkii Hore Ee Ku Waan Ku Sooxigey
Sida :
- Degmada Madiina 2bada Dhinac A. Dharkeynlee & Wadsjir.
- Yaaqshiid
- Kaxda
- Hodan
Iyo Kuwa Kaleba.
Banaadiriga Ama Reer Xamarka Waa Ku Caanbaxay Farsamooyinka Kala Duwan Sida:
- Dhar Sameenta Oo Ba Qabiil Kamid Ah Banaadiriga Ku Magacaaban (Bandhawow) Inkastoo Banaadiriga Oo Idil Dharka Tolaan.
- Farsamada Dahab Ama Qalinka Oo Sidoo Kale Qabiil Banaadiriga Ka Mid ah Oo Uu Ku Caanbahay, Waana Dadka Ugu Horeeyey Oo Dahab Naqshadeeya Ama Sameeya Soomaliya Gaar Ahaan Gobolka Banaadir Muqdisho, Waana Qabiilka (Qalmashube Ama Qalinshube), Sida Kolba Ee Dadka Ugu Dhawaaqaan Qalma Marka Layiraahdo Waa Jamaca Qalinka Oo Ah Qalma Ama Qalinm, ama Qalin Oo Ah Waaxidka Ama Kaliga Kalmada Qalin Oo Ah Silver.
- Farsamada Kaluumeesiga Oo Ee Caan Kuyihiin, Xitaa Waxee Gaartay In Dadkii Banaadiriga Ahaa Ee Xirfadaa Bartay In Markii Dembe Loogu Magacdarey Oo Layiraahdey Reer Maanyo Ama Dadkii Bada Ama Xeebta.
IIyo Farsamooyin kale Oo Xirfadaha Gacanta Kamid Ah, Sida Engineering Dhismaha Iyo Korontada Oo Ee Ku Caanbaxeen Intii Ka Horeesay Burburkii Kacaanka.
Lkn Waxaa Usii Dheereed Xaga Cimiga Diiniga Oo Ee Shuyuuq Waaweyn Ka Soo Baxeyn Qaar Koodna Ahlul Dhariiqa Niman Ku Caan Baxay Qaarna Salafinimo..
Waxaan Ka Soo Qaadan Karnaa Caalimkii Weenaa Ee Magalada Muqdisho Ama Xamar Ee Ilaa Soomaaliya Oo Idil Laga Yaqaaney Ee Sheekh Ismaciil Muqdisho. Oo Ahaa Sheekhul Cilmi Kanadhashey Beesha Ama Qabiilka Banadiriga Ee Qalmashube, Gadaashiisna Qalmashube Shuqyuukhkale Aya Ka Soo Baxay Oo Uu Kamid Ahaa Sh. Macalin Maxamed Iyo Duriyadiisa Kadambeesay Sheekh Cali Macalin Maxamed Ee Kumagac Dheeree Sheekh Cadde Macalin.
Shuyuukhdaas Waxaan Sidoo Kale Ka Tilmaamikarnaa Sheekhii Ahlul Dhariiqada Aha Sheekh Suufi Iyo Duriyadiisa Kadambeesey Sheekh Abba, Iyo Kuwa Badan Oo Halkaan Lagu Soo Koobi Karin Balse Aan Qeyb Kale Kaga Hadlaayo Taxana Taariikhda Banaadiriga.
Content Disclaimer
Informasi ini disarikan dari Wikipedia dan disajikan kembali untuk tujuan edukasi. Konten tersedia di bawah lisensi CC BY-SA 3.0. Kami tidak bertanggung jawab atas ketidakakuratan data yang bersumber dari kontribusi publik tersebut.
- The information displayed on this website is sourced in part or in whole from Wikipedia and has been adapted for the purpose of restating it. We strive to provide accurate and relevant information, however:
- There is no guarantee of absolute accuracy. Wikipedia is an open, collaborative project that can be edited by anyone, so information is subject to change.
- It is not intended to constitute professional advice. The content displayed is for informational and educational purposes only. For important decisions (e.g., medical, legal, or financial), please consult a professional.
- Content copyright. Wikipedia is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License (CC BY-SA). This means that content may be reused with appropriate attribution and shared under a similar license.
- Responsible use. Any risk arising from the use of information from this website is entirely the responsibility of the user.