User:Geele1

Taariikhdii XAAJI AXMADFIQI. (1-) Xaaji AxmedFiqi Wuxuu ku dhashay Gobolka Hiiraan Sanadkii 1856, wuxuu kasoo jeedaa Beesha Maxamad Xasan Yacquub Owbakar harti Abgaal Waxuuna somaliya ka tagay isagoo ah xaafidul Quraan da'diisuna aheeyd 17 sano, si uu usoo guto Xajka 4ta madhab iyo carabiga usoo barto (UMULQURAA AL XIJAAS) sanadii 1874. Markuu Xajka dhamaaday barashada diinta ayuu sii watay, muddo kadib wuxuu raacay xujay u socota ArdulShaam iyo Dimishiq. Wuxuu Makah kusoo noqday sanadkii 1893 wuxuuna kusoo takhasusay 'Fiqiga' waana sababta loogu bixiyay 'Axmad AlFaqih' oo Somalia looga yaqaan 'Axmad Fiqi' Wuxuu Fiqigu kusoo celin jiray casharka uu Xaramka ka bixiyo Shekh Maxamed Saalax [Suudaani] muddo laba sanadood ah.

(2) AXMADFIQI wuxuu kasoo dagay Berbera somaliand sanadkii 1895kii halkaas oo ay reer Berbera ka codsadeen inuu dacwada diin lagaarsiiyo waqooyiga oo dhan iyo in gumeestihii british laga saaro wadanka (abaabul kacdoon) una gudbin Koofurta wuuna ka aqbalay. AxmadFiqi ayaa moowlacyo cilimi laga barto ka furay, Sanado kadib waxaaa Halkaas ugu yimid oo xerta ardayda ka mid noqday Maxamad Cabdulle Xassan sanadkii 1897. AXMADFIQI wuxuu barbara ka guursaday gabar reer Barbara oo ah duriyada beesha isaaq waxayna u dhashay Xabiibo AxmedFiqi. Axmadfiqi wuxuu aaday xajkii 1897 isagoo horay usii watay ardaydiisa wafdi uu ka mid ahaa Ina Cabdulle Xassan waxaana Maka kusoo dhaweeyay Shikh Maxmad Saalx.. Taariikhdii XAJI AXMADFIQI. (1-) Xaaji AxmedFiqi Wuxuu ku dhashay Gobolka Hiiraan Sanadkii 1856, wuxuu kasoo jeedaa Beesha Maxamad Xasan Yacquub Owbakar GAABANE harti Abgaal Waxuuna somaliya ka tagay isagoo ah xaafidul Quraan da'diisuna aheeyd 17 sano, si uu usoo guto Xajka 4ta madhab iyo carabiga usoo barto (UMULQURAA AL XIJAAS) sanadii 1874. Markuu Xajka dhamaaday barashada diinta ayuu sii watay, muddo kadib wuxuu raacay xujay u socota ArdulShaam iyo Dimishiq. Wuxuu Makah kusoo noqday sanadkii 1893 wuxuuna kusoo takhasusay 'Fiqiga' waana sababta loogu bixiyay 'Axmad AlFaqih' oo Somalia looga yaqaan 'Axmad Fiqi' Wuxuu Fiqigu kusoo celin jiray casharka uu Xaramka ka bixiyo Shekh Maxamed Saalax [Suudaani] muddo laba sanadood ah.

Content Disclaimer

Informasi ini disarikan dari Wikipedia dan disajikan kembali untuk tujuan edukasi. Konten tersedia di bawah lisensi CC BY-SA 3.0. Kami tidak bertanggung jawab atas ketidakakuratan data yang bersumber dari kontribusi publik tersebut.

  1. The information displayed on this website is sourced in part or in whole from Wikipedia and has been adapted for the purpose of restating it. We strive to provide accurate and relevant information, however:
  2. There is no guarantee of absolute accuracy. Wikipedia is an open, collaborative project that can be edited by anyone, so information is subject to change.
  3. It is not intended to constitute professional advice. The content displayed is for informational and educational purposes only. For important decisions (e.g., medical, legal, or financial), please consult a professional.
  4. Content copyright. Wikipedia is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License (CC BY-SA). This means that content may be reused with appropriate attribution and shared under a similar license.
  5. Responsible use. Any risk arising from the use of information from this website is entirely the responsibility of the user.